HomeWararGuddiga doorashada Koofur galbeed oo la faray  inay hakiyaan doorashada kursiga HOP204

Guddiga doorashada Koofur galbeed oo la faray  inay hakiyaan doorashada kursiga HOP204

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa hakiyay dooarshada kursi ka mid ah Golaha Shacabka, kaasi oo degaan doorashadiisu ay tahay koofur Galbeed. Warqad kasoo baxday Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Guddiga doorashada ee Koofur galbeed lagu faray  inay hakiyaan doorashada kursiga HOP#204 inta laga saxayo habraaciisa. “Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) wuxuu ku […]

- Advertisement -

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa hakiyay dooarshada kursi ka mid ah Golaha Shacabka, kaasi oo degaan doorashadiisu ay tahay koofur Galbeed.

Warqad kasoo baxday Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Guddiga doorashada ee Koofur galbeed lagu faray  inay hakiyaan doorashada kursiga HOP#204 inta laga saxayo habraaciisa.

- Advertisement -

“Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) wuxuu ku wargelinayaa Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed SEIT inay hakiyaan doorashada kursiga HOP#204 inta laga saxayo habraaciisa” ayaa lagu yiri Qoraalka iyo  warqadda kasoo baxday Guddiga.

Kursiga ayaa horay waxaa ku fadhiya Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya, kaasi oo sanadkaanna doonaya in uu mar kale u tartamo.

Latest stories