HomeWararSafiirka Somalia ee dalalka Afrikada Koonfureed oo Warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Safiirka Somalia ee dalalka Afrikada Koonfureed oo Warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxweynaha Dalka Angola João Lourenço ayaa waraaqhaa aqoonsiga ee Danjirenimo ka gudoomay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Wadamada Afrikada Koonfureed oo ay Angola mid tahay Danjire Mohamed Ali Mire. Madaxweynaha ayaa ku qaabilay magaala madaxda Luanda ee Dalka Angola Danjiriyaasha magacaaban ee dalalka Markeykanka, Saudi Arabia, Israeli, Portugal, Spain, Burundi, Indonesia, iyo Somalia. Danjire Mohamed Ali […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dalka Angola João Lourenço ayaa waraaqhaa aqoonsiga ee Danjirenimo ka gudoomay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Wadamada Afrikada Koonfureed oo ay Angola mid tahay Danjire Mohamed Ali Mire.

Madaxweynaha ayaa ku qaabilay magaala madaxda Luanda ee Dalka Angola Danjiriyaasha magacaaban ee dalalka Markeykanka, Saudi Arabia, Israeli, Portugal, Spain, Burundi, Indonesia, iyo Somalia.

- Advertisement -

Danjire Mohamed Ali Mire oo ka mid ahaa Danjirayaasha magacaban ayaa warqadihiisa aqoonsi ee danjirno u gudbiyay Madaxweynaha dalka Angola waxa uuna u gudbiyay salaan iyo fariin uu ka waday Madaxweye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Safiirka, dowladdiisa, iyo shacabkiisaba horumar iyo barwaaqo, waxa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya diyaar u tahay adkeynta xiriirka labada dal iyo sida ay isaga kaashan lahaayeen labada Dowladooda sidii looga arimaha, dhaqaalaha, siyaasada, dhaqan ka iyo diblomaasiyada.

Dhanka kale Madaxweynaha Angola oo kulan gaar ah la qaatay Danjiraha ayaa ballanqaaday in ay Dowladiisa diyaar u tahay sare u qaadida xiriirka labada in dowladda Angola walaaltinimo buuxda u hayso soomaaliya waxa ayna diyaar u yihiin in labada dowladooda wax wada qabsi iyo wadashaqeyn joogto ah dhexmari doonta.

Latest stories