HomeWararMadaxweynaha Somaliland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Mareykanka

Madaxweynaha Somaliland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Mareykanka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa galabta safar shaqo ugu ambo baxay waddanka Maraykanka. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno wasiirro dhwor ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland iyo xubno kale ayaa ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Cigaal Magaalada Hargeysa. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in safarka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa galabta safar shaqo ugu ambo baxay waddanka Maraykanka.

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno wasiirro dhwor ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland iyo xubno kale ayaa ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Cigaal Magaalada Hargeysa.

- Advertisement -

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in safarka Madaxweyne Muuse Biixi ee Mareykanka uu qaadan doono muddo maalmo ah, waxana uu halkaas ku yeelan doonaan kulamo kala duwan oo u qorshaysan.

Faah faahin intaas ka badan lagama bixin safarka Madaxweynaha Somaliland iyo wafdiga la socday ay u ugu ambabaxeen dalka Mareykanka, iyagoona halkaas kulamo kula qaadan doona Saraakiil iyi mas’uuliyiin Mareykan ah.

Latest stories