HomeWararXildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka 11-aad ee Dowladda Federaalka oo geeriyooday

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka 11-aad ee Dowladda Federaalka oo geeriyooday

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Keyna ku geeriyooday Maxamuud Muxumed Kuulow oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Qaar kamid ah Ehelada Marxuum Maxamed Kuulow ayaa xaqiijiyay geeridiisa, waxaana Meydka Xildhibaanka laga helay qol uu ka deganaa Hotel ku yaalla Magaalada Nairobi, sida ay sheegayaan wararka la helayo. Ma jirto faah […]

- Advertisement -

Waxaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Keyna ku geeriyooday Maxamuud Muxumed Kuulow oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qaar kamid ah Ehelada Marxuum Maxamed Kuulow ayaa xaqiijiyay geeridiisa, waxaana Meydka Xildhibaanka laga helay qol uu ka deganaa Hotel ku yaalla Magaalada Nairobi, sida ay sheegayaan wararka la helayo.

- Advertisement -

Ma jirto faah faahin intaas ka badan oo laga helay xaalada geerida Xildhibaan Maxamed Kuulow, waxaana la sheegay oo kaliya inuu geeriyooday, Meydkiisa laga helay qol uu deganaa.

Allaha u naxaristee Xildhibaan Maxamuud Muxumed Cumar ( Kuulow) ayaa 22-kii bishii dhamaatay ee Febraayo lagu doortay magaalada Kismaayo, waxa uuna ninkan kamid ahaa xubno aad ugu dhawaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Latest stories