HomeWararGuudlaawe iyo Safiirka Mareykanka oo ka wada hadlay dhameystirka Doorashada socota

Guudlaawe iyo Safiirka Mareykanka oo ka wada hadlay dhameystirka Doorashada socota

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa xalay qadka talefoonka kula hadalay Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya Danjire Larry Andre’. Madaxweynaha iyo Danjiraha oo kulankooda ahaa isbarasho waxayna sidoo kale ka wadahadleen xaaladaha amniga, dhameystirka arrimaha doorashooyinka Golaha Shacabka iyo ilaalinta qoondada haweenka. Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa faahfaahin ka bixiyay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa xalay qadka talefoonka kula hadalay Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya Danjire Larry Andre’.

Madaxweynaha iyo Danjiraha oo kulankooda ahaa isbarasho waxayna sidoo kale ka wadahadleen xaaladaha amniga, dhameystirka arrimaha doorashooyinka Golaha Shacabka iyo ilaalinta qoondada haweenka.

- Advertisement -

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa faahfaahin ka bixiyay arrimaha amniga, qancinta beelaha iyo sidii daahfurnaan loogu dhameystiri lahaa doorashooyinka Golaha Shacabka Baarlamaaka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dhinaca kale Safiirka dowladda Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Larry Andre’ ayaa ku bogaadiyay Madaxweyne Guudlaawe sida hufan ee uu u maareeyay dadaalada dib u heshiisiinta iyo arrimaha doorashooyinka.

Kulankaan ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada oo afar maalin oo kaliya ay ka harsan tahay waqtigii lagu heshiiyay in lagu soo gaba-gabeeyo doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, waxaana waqtigaas uu ku egyahay 15-ka bishaan Maarso….

Latest stories