HomeWararWafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galaya Magaalada Qaahira

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galaya Magaalada Qaahira

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali yo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar. Wafdiga dowladda Federaalka ayaa Masar uga qeyb galaya meertada 157-Aad ee shirka Wasiiradda Arrimaha Dibadda dalalka jaamacadda Carabta oo ka dhacaya Magaalada Qaahira. Inta uu socdo Shirkaa ayaa wufuudda joogtada ahi waxa […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali yo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar.

Wafdiga dowladda Federaalka ayaa Masar uga qeyb galaya meertada 157-Aad ee shirka Wasiiradda Arrimaha Dibadda dalalka jaamacadda Carabta oo ka dhacaya Magaalada Qaahira.

- Advertisement -

Inta uu socdo Shirkaa ayaa wufuudda joogtada ahi waxa ay ka doodi doonaan ajandaha qabyo qoraalka ah ee shirka Wasiirada, oo ka kooban 11 qodob kuwaas oo saabsan arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha, arrimaha bulshada, amniga, maaliyadda iyo maamulka.

Sidoo kale waxa la dhegaysan doonaa warbixinta xoghayaha Guud ee intii u dhaxaysay labadii kalfadhi ee ugu dambeeyay.

Latest stories