HomeWararKhasaaro ka dhashay Kolonyo galbineysay Madaxweynaha Puntland oo shil gashay

Khasaaro ka dhashay Kolonyo galbineysay Madaxweynaha Puntland oo shil gashay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wararka aan ka heleyno inta u dhexeeysa degmad Dangoroyo iyo tuulada Libaaxo oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay shil sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Askar Ciidan. Shilkaan ayaa waxaa galay kolonyo galbineysay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, xili uu Madaxweynaha […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno inta u dhexeeysa degmad Dangoroyo iyo tuulada Libaaxo oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay shil sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Askar Ciidan.

Shilkaan ayaa waxaa galay kolonyo galbineysay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, xili uu Madaxweynaha kusii jeeday Magaalada Garoowe, kana yimid dhinaca Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari oo maalmihii dambe ku sugnaa.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay Afar Askari ayaa ku dhintay Shilka oo ahaa ilaalada gaarka ee Madaxweyne Saciid Deni, halka todobo kalena ay dhaawacmeen, waxaana dhaawacyada Askarta durbadii loola cararay isbitaalo ku yaalla Garoowe.

Dad ayaa waxaa ay ku warrameen shilkaan uu si gaar ah uga dhacay dalcadda Karin-dhiig oo u dhexaysa degmad Dangoroyo iyo tuulada Libaaxo oo ka tirsan Gobolka Nugaal, iyadoo gaadiidka kolonyada Madaxweyaha ay ku socdeen xawaare sare.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland iyo Saraakiisha Ciidamada Taraafikada oo ku aadan shilkaas sababay khasaaraha Nafeed, wuxuuna Madaxweyne Deni dib ugu laabtay Magaalada Garoowe.

Latest stories