HomeWararRuushka oo go’doomiyay Magaalo dakadeedka Mariupol

Ruushka oo go’doomiyay Magaalo dakadeedka Mariupol

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ciidamada Ruushka ayaa ku hareereysan magaalada dakadda ee Mariupol oo la qorsheynayey kumannaan shacabka ah iney magaaladaasi ka baxaan kaddib xabbad joojin ay labada dhinac gaareen. Ciidamada Ruushka ayaa maalmihi la soo dhaafay duqeymo aan kala joogsi lahayn ku hayey magaaladasi oo ku taalla marin isku xidha Crimea iyo Ruushka. Haddaba haddii uu Ruushka magaalada […]

- Advertisement -

Ciidamada Ruushka ayaa ku hareereysan magaalada dakadda ee Mariupol oo la qorsheynayey kumannaan shacabka ah iney magaaladaasi ka baxaan kaddib xabbad joojin ay labada dhinac gaareen.

Ciidamada Ruushka ayaa maalmihi la soo dhaafay duqeymo aan kala joogsi lahayn ku hayey magaaladasi oo ku taalla marin isku xidha Crimea iyo Ruushka.

- Advertisement -

Haddaba haddii uu Ruushka magaalada Mariupol uu qabsado waxaa u sahlanaaneyso iney ciidamadiisu si fudud ugu gudbaan gobollada Luhansk iyo Donetsk oo ay kooxa gooni u goosad ah oo ay Moscow taageerto ay qabsadeen.

Sida oo kale gacanka Crimea wuxuu Ruushka gacanta ku dhigay dagaalki 2014-kii uu la galay dalka Ruushka.

Latest stories