HomeCaalamkaPutin oo digniin culus u diray dalalkii kusoo rogay cunaqabateynta

Putin oo digniin culus u diray dalalkii kusoo rogay cunaqabateynta

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku tilmaamay cunaqabateynta dalalka reer galbeedka ay kusoo rogeen kadib duulaankii uu ku qaaday Ukraine ay lamid tahay ‘ku dhawaaqis dagaal’. Putin wuxuu ka digay isku day kasta oo aag duulimaad ka caaggan looga dhawaaqayo Ukraine loo arki doono ka qeybqaadashada dagaal hub laisku adeegsado. Wuxuu sidoo kale ku gacan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku tilmaamay cunaqabateynta dalalka reer galbeedka ay kusoo rogeen kadib duulaankii uu ku qaaday Ukraine ay lamid tahay ‘ku dhawaaqis dagaal’.

Putin wuxuu ka digay isku day kasta oo aag duulimaad ka caaggan looga dhawaaqayo Ukraine loo arki doono ka qeybqaadashada dagaal hub laisku adeegsado.

- Advertisement -

Wuxuu sidoo kale ku gacan seyray soo jeedintii aheyd in xaalad deg deg ah looga dhawaaqo Ruushka.

Putin ayaa hadalkan sheegay xilli uu la hadlayay koox haween ah oo ka tirsan macad qaabilsan tababarada dhanka duulimaadyada oo la yiraahdo Aeroflot kaas oo ku yaalla meel u dhaw magaalada Moscow.

Tan iyo markii uu bilowday duulaanka Ruushka 10 maalmood ka hor, reer galbeedka waxay ku soo rogeen Ruushka cunaqabataynno dhowr ah oo ay ka mid yihiin in la xayiro hantida uu Mr Putin ku leeyahay dibadda iyo in tiro ka mid ah bangiyada Ruushka laga saaro nidaamka lacagaha caalamiga ah la isugu diro ee Swift.

- Advertisement -

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts