HomeWararMaxay yihiin dibad baxyada ka dhacay dalka Ruushka?

Maxay yihiin dibad baxyada ka dhacay dalka Ruushka?

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ku dhowaad afar kun oo qof, ayaa lagu xirey mudaaharaadyo loogga soo horjeedo dagaalka socda, oo ka dhacey guud ahaan Ruushka Axaddii, sida ay sheegeen kooxaha xuquuqda bani’aadamka iyo mas’uuliyiinta Ruushka. Illaa iyo 1,700 oo qof, ayaa lagu xirey magaalada Moscow oo kaliya, sida ay ku warantey wakaaladda wararka ee RIA, iyadoo soo xiganeysa wasaaradda […]

- Advertisement -

Ku dhowaad afar kun oo qof, ayaa lagu xirey mudaaharaadyo loogga soo horjeedo dagaalka socda, oo ka dhacey guud ahaan Ruushka Axaddii, sida ay sheegeen kooxaha xuquuqda bani’aadamka iyo mas’uuliyiinta Ruushka.

Illaa iyo 1,700 oo qof, ayaa lagu xirey magaalada Moscow oo kaliya, sida ay ku warantey wakaaladda wararka ee RIA, iyadoo soo xiganeysa wasaaradda arrimaha gudaha.

- Advertisement -

Kooxda u doodda xuquuqda aadanaha OVD-Info, ayaa sheegtay in xir xiritaanka ay ka dhacdey 53 magaalo.

Inkasta oo ay mudaaharaadyadu noqdeen kuwa si isa soo taraysa loo xadidayo sanadihii u dambeeyey, haddana isu soo baxyo badan, ayaa ka dhacey guud ahaan Ruushka, tan iyo markii uu bilawdey duullaanka Ruushka ee dalka Ukraine.

11-kii maalmood ee lasoo dhaafey, in ka badan 10,000 oo qof, ayaa lagu xirey iyagoo dhigaya mudaaharaadyo, sida ay sheegtay hey’adda OVD-Info.

Latest stories