HomeWararMadaxweynihii hore ee Koofur Galbeed oo loo diiday inuu tago Baydhabo

Madaxweynihii hore ee Koofur Galbeed oo loo diiday inuu tago Baydhabo

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Madaxweynihii hore ee Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa la sheegay in saaka laga hor istaagay, in uu u bixitimo Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka u ah Dowlaad GoboleedKa Koofur Galbeed. Wararka aynu helnay ayaa sheegay in  garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, xili uu doonayay  inuu u safro Baydhabo oo uu yaallo […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa la sheegay in saaka laga hor istaagay, in uu u bixitimo Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka u ah Dowlaad GoboleedKa Koofur Galbeed.

Wararka aynu helnay ayaa sheegay in  garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, xili uu doonayay  inuu u safro Baydhabo oo uu yaallo Kursigiisa Xildhibaannimo, ee uu doonayo in uu u tartamo.

- Advertisement -

Shariif Xasan ayaa horay waxaa loo siiyay sida xog aynu ku helnay kursigaasi yaalla baydhaba, waxaana hadda soo baxaya warar sheegaya in shaqsi kale lala doonayo kursigaasi.

Madaxweynaha Dowalad Gobaleedka Koofur galbeed Soomaaliya  Cabdi Casiis xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa horay musharixiin dhowr ah waxaa uu uga joojiyay in ay ka dhoofaan muqdisho si ay ugu tartamaan kuraasta Golaha shacabka ah, oo taalla baydhaba.

Xubnaha horay loogu diiday in ay muqdisho ka baxaan waxaa ka mid ahaa, Guddooomiye ku xigeenkii 1aad ee Baarlamaankii hore Soomaaliya, Cabdi Wali Muudeey, kaasi oo loo diiday in uu Muqdisho ka baxo si uu ugu tartamo kursiga beeshiisa.

- Advertisement -

Sidoo kale Koofur galbeed ayaa horay u soo saartay amaro culus oo ku aaddan Musharixiinta tagaya Baydhabo, kuwaasi oo lagu amray in aysan degaanada Koofur Galbeed Ciidan iyo hub.

Latest stories