HomeWararGolaha Wakiillada Puntland iyo Xildhibaano ka socday Sweden oo kulan yeeshay

Golaha Wakiillada Puntland iyo Xildhibaano ka socday Sweden oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 2aad  Ismaaciil Maxamed Warsame,  Madax-guddiyeedyada Golaha, Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Cabdirisaaq Xiddig Warsame ayaa maanta Aqalka Wakiillada kulan kula qaatay Xildhibaanad Leila Cali Cilmi oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Sweden. Kulan ay Baarlamaanka Puntland uu la qaatay Xildhibaanad […]

- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 2aad  Ismaaciil Maxamed Warsame,  Madax-guddiyeedyada Golaha, Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Cabdirisaaq Xiddig Warsame ayaa maanta Aqalka Wakiillada kulan kula qaatay Xildhibaanad Leila Cali Cilmi oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Sweden.

Kulan ay Baarlamaanka Puntland uu la qaatay Xildhibaanad Leila Cali Cilmi ayaa waxaa ku wehlinayey Agaasimaha Xarunta PDRC Cali Faarax Farmayeri, Siyaasi Cabdi Faarax Juxaa.

- Advertisement -

Xildhibaan Leila Cali Cilmi ayaa ayaa ka hadshay sida ay muhiim u tahay iskaashi iyo wada-shaqeyn dhex marta Baarlamaanada Puntland iyo Sweden, iyada oo xusay inay ka shaqeynayaan sidii qurba-joogta Puntland ee ku nool dalka Swden maal-gashi ugu sameyn lahaayeen dalka.

Inta kadib, waxay booqtay qeyb kala duwan ee Xafiisyadda Golaha Wakiillada.

October, 2019 ayey aheyd markii Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ay aqoon kororsi ku tageen Baarlamaanka dalka Sweden, taas oo ay qeyb ka aheyd Xiriirka laba Baarlamaan, waxayna Leila hadal ka jeedin-doonta

Latest stories