HomeWararDoorashada 5-kursi oo maanta ka dhaceysa Magaalada Gaalkacyo

Doorashada 5-kursi oo maanta ka dhaceysa Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka socda diyaar Garowga Doorashada ka mida Golaha Shacabka Dowlaadda Federaalka Soomaaliya. Gudiga Doorashada iyo howlwadeenada ayaa ku diyaarsan Hoolka ay ka dhacayso Doorashada shanta Kursi ee maantay la qabanayo, waxaana sidoo kale goobta ku sugan musharixiinta kuraastaasi. Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shalay diiwaangeliyay oo shahaadada musharraxmino […]

- Advertisement -

Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka socda diyaar Garowga Doorashada ka mida Golaha Shacabka Dowlaadda Federaalka Soomaaliya.

Gudiga Doorashada iyo howlwadeenada ayaa ku diyaarsan Hoolka ay ka dhacayso Doorashada shanta Kursi ee maantay la qabanayo, waxaana sidoo kale goobta ku sugan musharixiinta kuraastaasi.

- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shalay diiwaangeliyay oo shahaadada musharraxmino guddoonsiiyay tartamayaasha Shanta kursi, waxaana si aad ah loo adkeeyay amniga goobta doorashada ay ka dhaceyso.

Kuraasta manta la dooranayo ayaa kala ah:

1: Hop#101

- Advertisement -

2: Hop#013

3: HOP#060

HOP#017

Hop#001

Latest stories