HomeWararCumar Filish oo mar kale digiin u diray dadka ku hawlan ka...

Cumar Filish oo mar kale digiin u diray dadka ku hawlan ka ganacsiga Maandooriyaha

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa degmada Abdiaziz uga qeyb galay ololaha wacyigalinta ka hortaga isticmaalka Maandooriyaha oo si si guud uga socda Caasimadda. Munaasabadan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaanada laba aqal ee  heer federal Gudoomiyaasha degmooyinka iyo, agaasimayaal katirsan dowlada hoose ee Xamar, saraakiil Amni […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa degmada Abdiaziz uga qeyb galay ololaha wacyigalinta ka hortaga isticmaalka Maandooriyaha oo si si guud uga socda Caasimadda.

Munaasabadan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaanada laba aqal ee  heer federal Gudoomiyaasha degmooyinka iyo, agaasimayaal katirsan dowlada hoose ee Xamar, saraakiil Amni iyo qeybaha bulshada rayidka.

- Advertisement -

Gudoomiye Cumar Filish oo la dardaarmaye bulshada Caasimadda iyo maamulada degmooyinka ayaa waxa uu sheegay in Maandooriyaha uu halis ku yahay jiritaanka umadda iyo xasiloonidii magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay laba jibbaareen la dagaalanka maandooriyaha, ayna gacanta kusoo dhigeen goobo ka mid ah Caasimadda oo lagu iibin jiray noocyada kala duwan ee maandooriyaha.

Waxaana uu digniin culus u diray dadka ku howlan isticmaalka iyo ka ganacsiga daroogada, taasi oo dhibaato weyn ku haysa bulshada Caasimadda.

- Advertisement -

 

Latest stories