HomeCaalamkaAkhriso:-Wararkii ugu dameeyay dagaalka Ruushka iyo Ukraine

Akhriso:-Wararkii ugu dameeyay dagaalka Ruushka iyo Ukraine

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Guud ahaan dalka Ukraine, waxay militeriga Ruushka kasii wadaan duqeymaha magaalooyinka xilli ay isku dayayaan inay qabsadaan halkaas, waxaa weerar culus lagu qaaday magaalada Irpin oo dhacda waqooy galbeed caasimadda Kiev halkaas oo ay ciidamada Ruushka isku dayayaan inay jebiyaan dhufeysada ciidamada Ukraine. Dadka magaalada ayaa isaga qulqulayaa halkaas iyaga oo lugeynaya,, waxaa guuldareystay dadallaada […]

- Advertisement -

Guud ahaan dalka Ukraine, waxay militeriga Ruushka kasii wadaan duqeymaha magaalooyinka xilli ay isku dayayaan inay qabsadaan halkaas, waxaa weerar culus lagu qaaday magaalada Irpin oo dhacda waqooy galbeed caasimadda Kiev halkaas oo ay ciidamada Ruushka isku dayayaan inay jebiyaan dhufeysada ciidamada Ukraine.

Dadka magaalada ayaa isaga qulqulayaa halkaas iyaga oo lugeynaya,, waxaa guuldareystay dadallaada shacabka looga saarayo magaalooyinka Mariupol iyo Volnovakha.

- Advertisement -

Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in Ruushka ay hakiyeen duqeynta wax ka yar nus saac. Dhanka bari, Moscow waxay sheegtay in ciidamada Ruushka ay toddobo kiiloomitir soo dhaafeen Donbass.

Mareykanka wuxuu sheegay in uu kaalmo dheeraad ah siinayo dalka Ukraine.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu sheegay in kaalmo dheeraad uu siin doono Ukraine taas oo isugu jirto mid dhaqaale, mid amni iyo in uu gargaar siin doono dalkaas kadib markii uu teleefoon kula hadlay madaxweynaha Ukraine Volodomyr Zelensky.

- Advertisement -

Dhanka kale, Britain ayaa soo jeedisay qorshe ka kooban lix qodob oo looga jawaabayo dagaalka Ukraine, waxaana ay ku boorineysaa dalalka kale inay ku soo biiraan qorshahan.

Qorshaha waxaa ka mid ah abaabulka isbahaysi bini’aadantinimo, taageeridda in Ukraine ay is difaacdo, iyo kordhinta cadaadiska dhaqaale ee Ruushka.

Latest stories