HomeWararSacuudiga oo Deeq Gargaar ah ku wareejiyay Dowladda Soomaaliya

Sacuudiga oo Deeq Gargaar ah ku wareejiyay Dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa daah-furay munaasabad Dowladda Soomaaliya loogu wareejinayay ku dhowaad 3-kun tan oo raashiin kala duwan ah, taas oo ay bixineyso Dowladda Sacuudiga. Munaasibadda ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Mas’uuliyiin ka socday guddiga abaaraha iyo xubno ka tirsan Qaramada […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa daah-furay munaasabad Dowladda Soomaaliya loogu wareejinayay ku dhowaad 3-kun tan oo raashiin kala duwan ah, taas oo ay bixineyso Dowladda Sacuudiga.

Munaasibadda ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Mas’uuliyiin ka socday guddiga abaaraha iyo xubno ka tirsan Qaramada Midoobay.

- Advertisement -

Mashruucan oo ay ka faa’ideysanayaan dhawaad 300,000 oo qof oo ah dadka ay abaarahu saameeyeen, ayaa waxaa ka mahadceliyay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa waxaa uu ku boggaadiyey dowladda Sacuudiga kaalmada balaaran ee la garab tahay Soomaaliya.

Latest stories