HomeCaalamkaRuushka oo xabbad joojin ka sameeyay Magaalooyinka Go’doonsan ee Dalka Ukraine

Ruushka oo xabbad joojin ka sameeyay Magaalooyinka Go’doonsan ee Dalka Ukraine

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wasaaradda difaaca ee Russia ayaa ku dhawaaqday in ay xabbad joojin ka sameysay magaalooyinka go’doonsan ee Ukraine si shacabka uga baxaan goobahaas dagaalka ka socdo.

Magaalada dekada leh ee Mariupol ayaa kamid ah meelaha shacabka loo ogolaaday in si nabad ah uga bixi karaan, arrintan ayaana qeybka ah heshiis Ruushka iyo Ukraine oo ahaa in dadka loo furo meelo ay ka bixi karaan.

- Advertisement -

“Maanta, bisha March 5, laga bilaabo 10am ee subaxnimo ee waqtiga magaalada Moscow, Ruushka wuxuu iclaamiyay in shacabka loo furo meelo ay kaga bixi karaan magaalooyinka Mariupol iyo Volnovakha,” sidaa waxaa lagu yiri bayaan ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga Ruushka.

Ma jiro ilaa iyo hadda dhanka Ukraine wax war ah oo arrintan ku aadan  sidoo kalena lama sheegin inta ay qaadan doonto xabbad joojinta loo sameeyay arrimaha bani aadanimada.

Dagaalka Ruushka uu ku qaaday Ukraine ayaa galay maalintii 10 aad waxaana jira in khasaare xoogan uu soo gaalay labada dhinac haba ugu sii darnaadaane shacabka Ukraine.

- Advertisement -

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in hal milyan oo qof dad kor u dhaafaya oo reer Ukraine ah ka qaxeen dalka kuwaas oo galay dalalka deriska ah oo ay kamid tahay Poland.

Latest stories