HomeCaalamkaMareykanka oo ka hadlay Senator ku baaqay in la khaarijiyo Madaxweynaha Ruushka

Mareykanka oo ka hadlay Senator ku baaqay in la khaarijiyo Madaxweynaha Ruushka

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Aqalka Cad ee dalka Mareykanka ayaa dhaleeceeyay senetar ka tirsan xisbiga Jamhuuriga oo lagu magacaabo Lindsey Graham kadib markii uu u muuqday in uu ku baaqay in la dilo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Sanatar oo qoraal soo dhigay barta Twitter-ka ayaa sheegay in sida kaliya ah ee lagu soo afjari karo duulaanka Ruushka ee Ukraine […]

- Advertisement -

Aqalka Cad ee dalka Mareykanka ayaa dhaleeceeyay senetar ka tirsan xisbiga Jamhuuriga oo lagu magacaabo Lindsey Graham kadib markii uu u muuqday in uu ku baaqay in la dilo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.

Sanatar oo qoraal soo dhigay barta Twitter-ka ayaa sheegay in sida kaliya ah ee lagu soo afjari karo duulaanka Ruushka ee Ukraine uu yahay ‘in qof ku sugan Ruushka ay tahay in Putin uu kasoo saaro halkaas’

- Advertisement -

Dhanka kale, xoghayaha warfaafinta Aqalka Cad, Jen Psaki ayaa ku gacan seyrtay hadalka kasoo baxay sanatarka isla markaana sheegtay in ‘hadalkaas ma ahan mowqifka dowladda Mareykanka mana aha hadal kasoo baxay maamulka’

Hadalka kasoo baxay sanatar Graham ayaa si weyn caro uga dhaliyay gudaha Ruushka iyadoo safiirka dalkaas u fadhiya Mareykanka wuxuu ku eedeeyay sanatarka in uu wado ‘naceyb ka dhan ah Ruushka

Latest stories