HomeCaalamkaKumanaan reer Ukraine ah oo kasoo laabtay dalalka Dibadda si ay dalkooda...

Kumanaan reer Ukraine ah oo kasoo laabtay dalalka Dibadda si ay dalkooda u difaacaan

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Tan iyo markii uu Ruushka ku duulay Ukraine , arrinta si weyn loo falanqeynayay ayaa ah in aan laisku babac dhigi karin ciidamada Ukraine iyo kuwa Ruushka maadama Ruushka uu heysto ciidamo aad u tiro badan marka loo barbardhigo kuwa Ukraine. Wasiirka Gaashaandhigga Ukraine Oleskii Reznikov ayaa sheegay in ka badan 66,000 qof oo u […]

- Advertisement -

Tan iyo markii uu Ruushka ku duulay Ukraine , arrinta si weyn loo falanqeynayay ayaa ah in aan laisku babac dhigi karin ciidamada Ukraine iyo kuwa Ruushka maadama Ruushka uu heysto ciidamo aad u tiro badan marka loo barbardhigo kuwa Ukraine.

Wasiirka Gaashaandhigga Ukraine Oleskii Reznikov ayaa sheegay in ka badan 66,000 qof oo u dhashay Ukraine oo ku sugnaa dalalka dibadda inay dib ugu soo laabteen dalka si ay u difaacaan Ukraine.

- Advertisement -

Waxaana dadkaas kamid ah Yuriy Vernydub oo ah macalinka kooxda Sheriff Tiraspol ee ka dhisan dalka Molodova, kooxdaas oo ka badisay kooxda Real Madrid ciyaarihii ugu dambeeyay ee horyaalka Yurub.

Latest stories