HomeWararMaamulka Koonfur Galbeed oo Maanta soo saaray kuraas Doorashadooda dhaceyso

Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta soo saaray kuraas Doorashadooda dhaceyso

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee SEIT ayaa Maanta jimco ah shaaciyay qaar kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ahna Caasimadda KMG ah ee Maamulkaas. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayaa waxaa lagu sheegay inay qabanayaan doorashada Lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad […]

- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee SEIT ayaa Maanta jimco ah shaaciyay qaar kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ahna Caasimadda KMG ah ee Maamulkaas.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayaa waxaa lagu sheegay inay qabanayaan doorashada Lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya

- Advertisement -

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa maalmaha soo socda shaacin doona Jadwalka doorashada lixda kursi ay soo saareen, waxaana sidoo kale Guddiga laga sugayaa soo bandhigista Liiska Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada wax dooraneysa.

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa maalintii shalay oo khamiis aheyd lagu qabtay doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, waxaana Maamulka Koonfur Galbeed uu yahay maamul si dardar leh u wada doorashada.

Latest stories