HomeWararJubbaland iyo Guddiga loo xil saaray Arrinta Garbahaareey oo kulankii ugu horreeyay...

Jubbaland iyo Guddiga loo xil saaray Arrinta Garbahaareey oo kulankii ugu horreeyay yeeshay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa daahfuray kulankii Koowaad ee ay Guddiga uu Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta u xilsaaray qiimeeynta xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland Garbahaarey ay la yeeshaan siyaasiyiinta Jubbaland ee kasoo jeeda Gobolka Gedo. Wakiilada ayaa Gudidga qiimeynta u gudbiyey warbixin soo koobeeysa caqabadaha ku xeeran in doorasho lagu […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa daahfuray kulankii Koowaad ee ay Guddiga uu Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta u xilsaaray qiimeeynta xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland Garbahaarey ay la yeeshaan siyaasiyiinta Jubbaland ee kasoo jeeda Gobolka Gedo.

Wakiilada ayaa Gudidga qiimeynta u gudbiyey warbixin soo koobeeysa caqabadaha ku xeeran in doorasho lagu qabto deegaan doorashada labaad Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya iyo xaaladda amni ee ka jirta halkaas.

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo kulanka ka hadlaayay ayaa waxaa uu sheegay in latashiyo ku aadan xaaladda Garbahaareey ee yeesheen, isla markaana ay doonayaan in Magaaladaas ka dhacdo doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee taalla.

Wuxuu tilmaamay Maxamuud Sayid in Guddiga qiimeynta ay ku wareejin doonaan Dukumeentiyo ay ka qoreen caqabadaha heysta Garbahaareey, isagoona xusay inay caddeeyeen sababta ka hortaagan in Magaaladaas lagu qabto doorashada.

Furitaanka kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wakiilada labada gole ee dowlad Goboleedka Jubbaland oo deegaan doorashadoodu tahay Gobolka Gedo, xubno ka tirsan Aqalka sare iyo siyaasiiyiin ka soo jeeda Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland.

Latest stories