HomeWararGuddiga qiimeeynta xaaladda Garbahaareey oo kulamo ka wada Magaalada Kismaayo

Guddiga qiimeeynta xaaladda Garbahaareey oo kulamo ka wada Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Guddiga qiimeeynta xaaladda deegaan doorashada labaad Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay odaayasha dhaqanka ah ee ree Jubbaland kuwaa oo kasoo jeeda Gobolka Gedo. Odayaashan dhaqanka ree Jubbaland ee kasoo jeeda Gobolka Gedo ayaa guddiga qiimeeynta xaaladda  Gedo usoo gudbiyey caqabadaha ku xeeran in Gobolka […]

- Advertisement -

Guddiga qiimeeynta xaaladda deegaan doorashada labaad Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay odaayasha dhaqanka ah ee ree Jubbaland kuwaa oo kasoo jeeda Gobolka Gedo.

Odayaashan dhaqanka ree Jubbaland ee kasoo jeeda Gobolka Gedo ayaa guddiga qiimeeynta xaaladda  Gedo usoo gudbiyey caqabadaha ku xeeran in Gobolka lagu qabto doorasho iyo sida ay u arkaan xalka.

- Advertisement -

Guddiga ayaa kulan la yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, xubno ka tirsan labada Aqal ee Maamulka iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda Gedo, iyagoona Warbixin u gudbiyey Guddiga loo xil saaray Garbahaareey.

Guddiga uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay xaaladda doorasho ee Garbahaareey ayaa inta ay ku sugan yihiin Magaalada Kismaayo waxaa ay kulamo kala duwan la yeelan doonaa Madaxda Maamulka Jubbaland.

Latest stories