HomeWararSoomaali Dil iyo dhaawac loogu geystay Magaalada Minneapolis

Soomaali Dil iyo dhaawac loogu geystay Magaalada Minneapolis

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Waxaa Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka fal isugu jiray dil iyo dhaawac loogu geystay saacadihii lasoo dhaafay laba wiil oo Soomaali ahaa, kana mid ahaa Soomaalida kunool Minneapolis. Warar la helayo ayaa sheegaya in wiilashada oo dhallinyaro ahaa midna la dilay, halka mid kalena uu soo gaaray dhaawac fudud, isla markaana waxaa dubadii loola cararay […]

- Advertisement -

Waxaa Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka fal isugu jiray dil iyo dhaawac loogu geystay saacadihii lasoo dhaafay laba wiil oo Soomaali ahaa, kana mid ahaa Soomaalida kunool Minneapolis.

Warar la helayo ayaa sheegaya in wiilashada oo dhallinyaro ahaa midna la dilay, halka mid kalena uu soo gaaray dhaawac fudud, isla markaana waxaa dubadii loola cararay midka dhaawacmay Isbitaal.

- Advertisement -

Ciidanka Booliska ayaa maanta warbaahinta la wadaagay dhimashadda iyo dhaawaca ay toogashadu sababtay ee loo geystay ragga Soomaalida ahaa .

Booliska Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa ka gaabsaday in ay sheegaan magacyadda iyo jinsiyadda wiilasha, balse dad xog ogaal ah ayaa xaqiijiyay in dhallinyarada waxyeelada gaartay ay Soomaali yihiin.

Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa kusoo laab-laabtay falalka toogashada ah ee loo geysanayo dad ay ku jiraan Soomaali, waxaana Mareykanka horey loogu dilay Imaan caan ka ahaa dalkaas.

Latest stories