HomeWararShirkadda labaad ee ugu wayn shidaal qodista Ruushka oo dalbatay in dagaalka...

Shirkadda labaad ee ugu wayn shidaal qodista Ruushka oo dalbatay in dagaalka la joojiyo

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Shirkadda labaad ee ugu wayn shidaal qodista Ruushka ee lagu magaacabo Lukoil ayaa ku baaqday in la dhameeyo xiisadda Ukraine. War murtiyeed lagu qoray mareegta shirkadda ayaa lagu sheegay, in shirkaddu ka walwal-santahay musiibooyinka ka socda Ukraine, ayna taageereyso wadahadalo lagu dhameynayo xiisadda. Mas’uuliyiinta shirkadda ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo dhameeyo gacan […]

- Advertisement -

Shirkadda labaad ee ugu wayn shidaal qodista Ruushka ee lagu magaacabo Lukoil ayaa ku baaqday in la dhameeyo xiisadda Ukraine.

War murtiyeed lagu qoray mareegta shirkadda ayaa lagu sheegay, in shirkaddu ka walwal-santahay musiibooyinka ka socda Ukraine, ayna taageereyso wadahadalo lagu dhameynayo xiisadda.

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta shirkadda ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo dhameeyo gacan ka hadalka ayna taagersanyihiin xalwaara oo lagu gaaro wadahadal dhexmara dhinacyada.

Shirkadda ayaa la rumaysan yahay in ay kamid tahay shirakadihii ugu waawaynaa ee ka soo hor jeesta duulaanka Ruushka.

Latest stories