HomeWararQoorqoor oo gaaray Gaalkacyo iyo Soodhaweyn loo sameeyay

Qoorqoor oo gaaray Gaalkacyo iyo Soodhaweyn loo sameeyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa goordhweyd ka degay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, Halkaasi oo si weyn loogu soodhweyay. Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdiga uu hoggaaminayay ayaa waxaa soodhaweyn ballaaran u sameeyay wasiiro iyo xildhibaano katirsan labada gole ee dowlad Goboleedka Galmudug, xildhibaano katirsan dowlada federalka, maamulka degmada Gaalkacyo iyo kan […]

- Advertisement -

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa goordhweyd ka degay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, Halkaasi oo si weyn loogu soodhweyay.

Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdiga uu hoggaaminayay ayaa waxaa soodhaweyn ballaaran u sameeyay wasiiro iyo xildhibaano katirsan labada gole ee dowlad Goboleedka Galmudug, xildhibaano katirsan dowlada federalka, maamulka degmada Gaalkacyo iyo kan gobolka Mudug, masuuliyiin kale iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda.

- Advertisement -

Qoorqoor ayaa inta uu ku sugan yahay Galkacyo ayaa waxaa uu la kulmi doonaa, mas’uuliyiin iyo waxgaradka degmada.

Latest stories