HomeWararMaxaa looga hadlay kulan Sheekh Shariif uu la yeeshay Safiirka cusub ee...

Maxaa looga hadlay kulan Sheekh Shariif uu la yeeshay Safiirka cusub ee Mareykanka ?

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Safaaradda Mareykanka kulan kula qaatay Safiirka Mareykanka ee Somali Larry’ Andre. Kulanka dhexmaray labada Mas’uul ayaa waxaa looga wada hadlay inta uu socday xaaladihii ugu dambeeyay ee Arrimaha siyaasadda dalka, dhameystirka doorashooyinka Golaha Shacabka, caqabadaha hortaagan […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Safaaradda Mareykanka kulan kula qaatay Safiirka Mareykanka ee Somali Larry’ Andre.

Kulanka dhexmaray labada Mas’uul ayaa waxaa looga wada hadlay inta uu socday xaaladihii ugu dambeeyay ee Arrimaha siyaasadda dalka, dhameystirka doorashooyinka Golaha Shacabka, caqabadaha hortaagan doorashada iyo arrinta Amniga.

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa uga mahad celiyay taageerada dowladda Mareykanka (USA ) ku bixiso dhismaha nabadda iyo geedi socodka dimuqraadiyadda Soomaaliya.

“Waxaan maanta xarunta Safaaradda dowladda Mareykanka ( USA ) kula kulmay Safiirka cusub Mudane Larry’ Andre. Waxaan ka wada hadalnay xaaladda dalka, dhameystirka doorashooyinka caqabadaha hortaagan iyo Amniga” ayuu yiri Sheekh Sharii.

Shariif oo Qoraal kasoo saaray kulanka uu la yeeshay Safiir Larry’ Andre ayaa waxaa uu kusoo  gaba-gabeeyay “Waxaan uga mahad celiyay taageerada dowladda Mareykanka ( USA ) ku bixiso dhismaha nabadda iyo geedi socodka dimuqraadiyadda Soomaaliya”.

Latest stories