HomeWararDowladda Somalia oo heshiis ku saabsan Arday ka qaxday Ukraine la gashay...

Dowladda Somalia oo heshiis ku saabsan Arday ka qaxday Ukraine la gashay Hungary

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga ee Hungary, Péter Szijjártó. Wasiir Cabdicaiis Muuse ayaa dhiggiisa Hungary sidii fursado waxbarasho oo loogu fidin lahaa ardayda Soomaaliyeed ee ka soo qaxay dagaalka ka socda Ukraine iyo la […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga ee Hungary, Péter Szijjártó.

Wasiir Cabdicaiis Muuse ayaa dhiggiisa Hungary sidii fursado waxbarasho oo loogu fidin lahaa ardayda Soomaaliyeed ee ka soo qaxay dagaalka ka socda Ukraine iyo la socoshada xaaladda ardayda Soomaaliyeed ee dalkaas gaaray.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa sheegay in Wasiirka Wasiirka Arrimaha Dibadda Hungary uu u ballan qaaday in Ardayda Soomaalida ee waxbarashada ka hakatay inay fursad siin doonaan.

“Waxaa ii farxad ah inaan la hadlo Péter Szijjártó, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Hungary oo ii damaanad qaaday in ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashadooda u hakatay qalalaasaha Ukraine la siin doono fursado waxbarashadooda ay uga sii wataan Jaamacadaha Hungary iyo deganaansho” ayuu yiri Wasiir Cabdisaciid.

Wuxuu intaas kusii daray Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali “Waxa aan ku heshiinnay in si dhow ula socodsiiyo Wasiir Péter Szijjártó xaaladda ardayda Soomaaliyeed iyo arrimaha kale ee la xiriira. Waxa aan hiigsanaynaa inaan sare u qaadno , qota-dheereyno iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Hungary”.

Latest stories