HomeWararDowladda Serbia oo Caawinaad u fidinaysa Soomaalida ka carartay Colaadda Ukraine

Dowladda Serbia oo Caawinaad u fidinaysa Soomaalida ka carartay Colaadda Ukraine

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wasiirka arrimaha debadda Soomaaliya Cabdi Saciid Muuse ayaa qadka Telfoonka wada hadal kula yeeshay dhigiisa dalka Serbia Nikola Selaković oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah. Wasiir Cabdi Saciid Muuse ayaa dhigiisa kala hadlay arrimo ay ugu muhimsan yihiin sidii loo caawin lahaa ardayda Soomaaliyeed ee isaga cararay dagaalka ka socda dalka Ukraine isla […]

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha debadda Soomaaliya Cabdi Saciid Muuse ayaa qadka Telfoonka wada hadal kula yeeshay dhigiisa dalka Serbia Nikola Selaković oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah.

Wasiir Cabdi Saciid Muuse ayaa dhigiisa kala hadlay arrimo ay ugu muhimsan yihiin sidii loo caawin lahaa ardayda Soomaaliyeed ee isaga cararay dagaalka ka socda dalka Ukraine isla markaana qaarkood ay gaareen xuduuda dalka Serbia, arrimaha dhaqaalaha iyo Ganacsiga, xiriirka labada dal, dhaqaalaha iyo ganacsiga, sido kale xaaladda dalka Ukraine iyo waliba Covid-19.

- Advertisement -

Nikola Selaković wasiirka arrimaha debadda dalka Serbia ayaa balanqaaday in uu kaalin weyn ka geysan doono sidii loo caawin lahaa ardayda Soomaaliyeed ee isaga soo cararaya dalka Ukraine.

Latest stories