HomeWararJames Swan iyo Guddoomiyaha Amniga & Nabadda ee Midowga Afrika oo ka...

James Swan iyo Guddoomiyaha Amniga & Nabadda ee Midowga Afrika oo ka shiray Doorashada Somalia

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Amniga & Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo ku sugan Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa labada mas’uul waxaa ay uga hadleen Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin muhiimada doorashada Soomaaliya, xaaladda kala guurka ee AMISOM iyo […]

- Advertisement -

Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Amniga & Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo ku sugan Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa labada mas’uul waxaa ay uga hadleen Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin muhiimada doorashada Soomaaliya, xaaladda kala guurka ee AMISOM iyo xoojinta iskaashiga Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay..

- Advertisement -

Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Amniga & Nabadgelyada ee Midowga Afrika ayaa tilmaamay in muhiim tahay dardar-gelinta doorashada ka socota dalka Soomaaliya gaar ahaan Golaha Shacabka oo gaba-gaba ku dhow.

Danjire Bankole Adeoye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan soo gaaray Magaalada Muqdisho, wuxuuna socdaalkiisa kusoo aaday, iyada oo todobaadyo kaddib uu xilka ka dhammaanayo howlgalka Ciidamada AMISOM, loona diyaar garoobayo in 15 sano kaddib howlgalkii AMISOM loo bedelayo ATMIS.

Latest stories