HomeWararJadwalka kuraas Doorashadooda ka dhaceysa Magaalada Baladweyne oo la shaaciyay

Jadwalka kuraas Doorashadooda ka dhaceysa Magaalada Baladweyne oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay  Jadwalka doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle gaar ahaan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya 11-ka kursi ee Golaha Shacabka ay bilaabaneyso Isniinta soo socota […]

- Advertisement -

Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay  Jadwalka doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle gaar ahaan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya 11-ka kursi ee Golaha Shacabka ay bilaabaneyso Isniinta soo socota oo taariikhda ay ku beegan tahay 7-da Maarso.

- Advertisement -

Guddiga doorashada ayaa shaaca ka qaaday in doorashada kuraastaas ay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ka dhici doono 8 bishaan Maarso, isla markaana Guddiga wadaan dadaaladii ugu dambeeyay ee qabsoomida doorashadaas.

Maamulka Hirshabeelle ayaa si dardar leh ku wada doorashada Golaha Shacabka Barlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, waxaana Baladweyne lagu doortay Xildhibaano farabadan oo kamid noqonaya Baarlamaanka SOomaaliya.

- Advertisement -

 

Latest stories