HomeWararGuddiyada soo xulaya ergada Doorashada kuraasta Magaalada Boosaaso oo la shaaciyay

Guddiyada soo xulaya ergada Doorashada kuraasta Magaalada Boosaaso oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddiga Maamulka  doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciya magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa Xildhibaanada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Boosaaso. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayaa waxaa lagu sheegay in iyaga fulinaya waajibaadka qaran iyo heshiisyadii madasha qaranka sidoo kalena raacaya hab raacyadii Doorashada  […]

- Advertisement -

Guddiga Maamulka  doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciya magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa Xildhibaanada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Boosaaso.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayaa waxaa lagu sheegay in iyaga fulinaya waajibaadka qaran iyo heshiisyadii madasha qaranka sidoo kalena raacaya hab raacyadii Doorashada  2021-2022 ay soo gudbinayaan liiska Guddiyada xulista Ergooyinka Kuraasta Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Doorashada Lix iyo toban kursi oo kamid kuraasta Golaha Shacabka ee Boosaaso taallo ayaa waxaa lagu wadaa inay kala dhacdo maalmaha 5-6 ee bishaan Maarso, sida ay horey u shaaciyeen Jadwalka Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Puntland.

Maamul Goboleedyada ayaa si dardar leh u wada qansoomida doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, xili waqti cusub lagu daray soo gaba-gabeynta doorashada Golaha, iyadoona waqtigaas uu ku egyhahay 15-ka bishaan Maarso.

Latest stories