HomeCaalamkaDad lagu dilay Weerarkii Ciidamada Ruushka ku qaadeen Magaalada Kharkiv

Dad lagu dilay Weerarkii Ciidamada Ruushka ku qaadeen Magaalada Kharkiv

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Militeriga Ukraine ayaa xaqiijiyay in ciidamada dalaayadaha ku booda ee Ruushka ay weerar ku qaadeen caasimadda labaad ee Ukraine si ay u qabsadaan magaaladan lagu hareereysan yahay. Waxay intaa ku dareen in ciidamada Ruushka ay weerar ku qaadeen cisbitalka ciidamada ee gobolka, isla markaana uu dagaalku socdo, Kharkiv ayaa xuddun u aheyd dagaalka ka socda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Militeriga Ukraine ayaa xaqiijiyay in ciidamada dalaayadaha ku booda ee Ruushka ay weerar ku qaadeen caasimadda labaad ee Ukraine si ay u qabsadaan magaaladan lagu hareereysan yahay.

Waxay intaa ku dareen in ciidamada Ruushka ay weerar ku qaadeen cisbitalka ciidamada ee gobolka, isla markaana uu dagaalku socdo, Kharkiv ayaa xuddun u aheyd dagaalka ka socda Ukraine kadib duulaanka Ruushka.

- Advertisement -

Talaadadii, gantaal ayaa ku dhacay xarunta dawlada hoose ee magaalada labaad ee ugu weyn Ukraine, waxaana ka dhashay qarax weyn oo burburiyay baabuur iyo dhismooyin.

Ruushka ayaa sidoo kale duqeymo ka geystay deegaanno ay dadka ku badan yihiin oo ku yaalla Kharkiv, madaxweynaha Ukraine, Zelensky ayaa markii dambe weerarka ku tilmaamay dambi dagal.

Ugu yaraan 17 qof ayaa lagu dilay magaalada Kharkiv Talaadadii, tobanaan kalena ay dhaawacmeen, sida ay sheegeen saraakiishaku howlan gurmadka deg deg ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts