HomeWararBurcad dhacaayay Guri ku yaalla Magaalo ka tirsan Mareykanka oo toogasho lagu...

Burcad dhacaayay Guri ku yaalla Magaalo ka tirsan Mareykanka oo toogasho lagu dilay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Waxaa Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka saacadihii lasoo dhaafay ee shalay dil toogasho ah loogu geystay qof la sheegay in uu guri jabsaday oo uu dhacaayay, kaddibna qofkii guriga lahaa uu toogtay. Qofka toogashada lagu dilay oo aanan weli la shaacinin magaciisa, da’adiisa iyo jinsiyadiisa ayaa la sheegay in uu guri jabsadday, kaddibna haweenaydii guriga […]

- Advertisement -

Waxaa Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka saacadihii lasoo dhaafay ee shalay dil toogasho ah loogu geystay qof la sheegay in uu guri jabsaday oo uu dhacaayay, kaddibna qofkii guriga lahaa uu toogtay.

Qofka toogashada lagu dilay oo aanan weli la shaacinin magaciisa, da’adiisa iyo jinsiyadiisa ayaa la sheegay in uu guri jabsadday, kaddibna haweenaydii guriga lahayd oo qori haysatay ay dishay Ninka.

- Advertisement -

Haweeneyda Guriga la dhacaayay laheyd ayaa markii ay aragtay burcadka rabay in uu guriga xado u digtay rasaasna kor u riday dhowr jeer, balse markii dambe go’aansatay in ay toogato qofkii gurigeeda jabsaday.

Dilkan iyo warbixinta la xiriirta ayaa ah mid cusub, weli ma jiro wax faah faahino dheerad ah oo la xiriira sida ay wax u dhaceen iyo xaqiiqda dhabta ah ee la xiriita qofka la dilay, sidoo kalena ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay Booliska Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka.

Latest stories