HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay ee dagaalka dalka Ukraine

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka dalka Ukraine

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Waxaa maalinkii shanaad ka socda dalka Ukrain dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ukraine iyo Ruushka. Waaxda gaashaandhigga ee Mareykanka ayaa sheegtay in ku dhawaad ​​75% ciidamada Ruushka ee la isugu keenay xudduudaha Ukraine ay hadda ku sugan yihiin gudaha dalka. Ciidamada ugu badan ayaa hadda ku sugan meel 25 km u jirta caasimadda dalka Ukraine […]

- Advertisement -

Waxaa maalinkii shanaad ka socda dalka Ukrain dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ukraine iyo Ruushka.

Waaxda gaashaandhigga ee Mareykanka ayaa sheegtay in ku dhawaad ​​75% ciidamada Ruushka ee la isugu keenay xudduudaha Ukraine ay hadda ku sugan yihiin gudaha dalka.

- Advertisement -

Ciidamada ugu badan ayaa hadda ku sugan meel 25 km u jirta caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv.

Askartu weli ma qabsan laba magaalo oo muhiim ah oo ka ah Kharkiv oo ku taal waqooyi-bari iyo Mariupol oo ku taal Koonfurta.

Sida ay horey u sheegeen saraakiisha reer galbeedka, ciidamadu ma sameynayaan horumarkii ay qorsheynayeen sababo la xiriira dhanka saadka iyo iska caabin adag oo ay kala kulmeen ciidamada Ukraine.

- Advertisement -

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Ukraine ayaa sheegtay in gantaallada Ruushka ay ku dhaceen dhismayaal la deggan yahay oo ku yaalla gobolka Kyiv.

Latest stories