HomeWararMadaxweynaha Ukraine oo qayla dhaan u diray Midowga Yurub

Madaxweynaha Ukraine oo qayla dhaan u diray Midowga Yurub

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo ka hadlayay baarlamaanka Yurub isaga oo isticmaalaya videolink ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la aqbalo in uu xubin ka noqdo midowga Yurub. Waxaa uu yiri “Waxaan u dagaalamaynaa xuquuqdeena,xoriyadeena, nolosheenna, waxaan u dagaalamaynaa badbaado, waana mid ugu sareysay ee dhiirigalinteena ah, laakiin waxaan sidoo kale u dagaalamaynaa inaan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo ka hadlayay baarlamaanka Yurub isaga oo isticmaalaya videolink ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la aqbalo in uu xubin ka noqdo midowga Yurub.

Waxaa uu yiri “Waxaan u dagaalamaynaa xuquuqdeena,xoriyadeena, nolosheenna, waxaan u dagaalamaynaa badbaado, waana mid ugu sareysay ee dhiirigalinteena ah, laakiin waxaan sidoo kale u dagaalamaynaa inaan noqono xubin kamid ah midowga Yurub. Waxaan aaminsanahay in maanta aan qof walba tusnay waxa aan nahay. hadii aan anaga kusoo biirno Midowga Yurub aad ayuu u xoog badnaan doonaa – taasina waa hubaal. Waxaan cadeynay awoodeena, waxaana hubaal ah in ugu yaraan aan isku mid nahay,marka waa in aad caddaysaan inaad nala jirtaan oo aadan garabkeena ka bixi doonin.Caddeeya inaad run ahaantii tihiin reer Yurub oo markaas noloshu waxay ka adkaan doontaa dhimashada, iftiinkuna wuxuu ka guulaysan doonaa Mugdiga. Ha sareyso Ukraine!”

Latest stories