HomeWararGuddiga qiimeynta xaaladda Garbahaareey oo guda galay howshooda

Guddiga qiimeynta xaaladda Garbahaareey oo guda galay howshooda

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Guddoomiyaha Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubbaland ee Garbahaarreey mudane Cumar Maxamed Cabdulle ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka socotay Madasha Wadahadalka Soomaaliyeed (Somali Dailogue Plattform) oo ay ka wada hadleen qorshe howleedka guddigan uu magacaabay Ra’iisul Wasaare mudane Maxamed Xuseen Rooble. Guddoomiyaha Guddiga ayaa Madasha faahfaahin ka siiyay qorshe howleedka guddigan oo loo […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubbaland ee Garbahaarreey mudane Cumar Maxamed Cabdulle ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka socotay Madasha Wadahadalka Soomaaliyeed (Somali Dailogue Plattform) oo ay ka wada hadleen qorshe howleedka guddigan uu magacaabay Ra’iisul Wasaare mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Guddoomiyaha Guddiga ayaa Madasha faahfaahin ka siiyay qorshe howleedka guddigan oo loo xilsaaray in uu ka soo talo bixiyo xaaladda deegaan doorashada labaad Jubbaland ee Garbahaarreey, isagoo ka codsaday inay ku gacan siiyaan fulinta qorshe howleedkooda.

Latest stories