HomeWararGantaal Khasaaro badan dhaliyay oo lagu dhuftay magaalada Kharkiv

Gantaal Khasaaro badan dhaliyay oo lagu dhuftay magaalada Kharkiv

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Saraakiisha Gurmadka deg dega ah ee magaalada Kharkiv ayaa sheegay in ugu yaraan 20 qof ay ku dhaawacmeen duqeynta loo geystay xafiiska maamulka gobolka ee magaalada Karkiv. Muuqaal la soo dhigay barta Facebook-ga, ayaa muujinya shaqaale ka tirsan kuwa gargaarka deg-degga ah oo ku sugan bannaanka dhismahaasi oo uu burbur xooggan soo gaaray. Shaqaalaha gargaarka […]

- Advertisement -

Saraakiisha Gurmadka deg dega ah ee magaalada Kharkiv ayaa sheegay in ugu yaraan 20 qof ay ku dhaawacmeen duqeynta loo geystay xafiiska maamulka gobolka ee magaalada Karkiv.

Muuqaal la soo dhigay barta Facebook-ga, ayaa muujinya shaqaale ka tirsan kuwa gargaarka deg-degga ah oo ku sugan bannaanka dhismahaasi oo uu burbur xooggan soo gaaray.

- Advertisement -

Shaqaalaha gargaarka deg-degga ah ayaa sheegaaya in qeyb ka mid ah dhismo weyn oo uu dhow xafiiska maamulka gobolka ee magaalada Kharkiv uu soo dumay, dad badan ay ku xanibanyihiin burburka hoostiisa.

Latest stories