HomeCaalamkaDowladda Nigeria oo cambaareysay Muwaadiniin lagu dhibaateeyay Ukraine

Dowladda Nigeria oo cambaareysay Muwaadiniin lagu dhibaateeyay Ukraine

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Dowladda Nigeria ayaa cambaareysay wararka sheegaya in muwaadiniinteeda iyo kuwa dalal kale oo Afrikaan ah laga joojiyay inay ka baxaan dalka Ukraine oo ay dagaallo ka socdaan. Isaac, oo ah nin u dhashay Nigeria oo isku dayayay inuu galo Poland, ayaa sheegay in shaqaalaha xuduuda ay u sheegeen “ineysan u ogolayn Afrikaanka”. “Dib ayaa naloo […]

- Advertisement -

Dowladda Nigeria ayaa cambaareysay wararka sheegaya in muwaadiniinteeda iyo kuwa dalal kale oo Afrikaan ah laga joojiyay inay ka baxaan dalka Ukraine oo ay dagaallo ka socdaan.

Isaac, oo ah nin u dhashay Nigeria oo isku dayayay inuu galo Poland, ayaa sheegay in shaqaalaha xuduuda ay u sheegeen “ineysan u ogolayn Afrikaanka”.

- Advertisement -

“Dib ayaa naloo eryay, waxaana na jugeeyey booliis qoryo ku hubeysan,” ayuu u sheegay BBC-da.

Clayson Monyela oo ah sarkaal ka tirsan xafiiska arrimaha dibadda ee Koonfur Afrika ayaa sidoo kale sheegtay in ardayda si xun loogula dhaqmay xadka dalkaas.

Waxaa sidoo kale jiray warbixinno badan oo sheegaya in saraakiisha ammaanka ee Ukraine ay dadka Afrikaanka ah u diideen inay raacaan basaska iyo tareenada u socda xadka.

- Advertisement -

 

Latest stories