HomeCaalamkaUkraine iyo Ruushka oo uu u furmey wada hadal toos ah

Ukraine iyo Ruushka oo uu u furmey wada hadal toos ah

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Sawiro ayaa bilawdey iney kasoo baxaan wada hadalada wufuud ka kala socota Ukraine iyo Ruushka, iyadoo laga wada hadlayo xalka colaadda ka aloosan xadka labadda dal.

Shirkan ayaa waxaa uu ka dhacayaa xadka u dhaxeeya labadda dal ee Ukraine iyo Belarus.

- Advertisement -

Kulanka kahor, Madaxweynaha Ukraine, ayaa sheegay in dalkiisa uu doonayo xabbad joojin degdeg ah, iyo ka bixitaanka ciidamada Ruushka.

Dhanka kale, Ruushka ayaa sheegay inuu doonayo in la gaaro heshiis faa’iido u leh labadda dhinac.

Latest stories