HomeWararSoomaali ku xayiran xuduudda u dhaxeysa Ukraine iyo Poland

Soomaali ku xayiran xuduudda u dhaxeysa Ukraine iyo Poland

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Xadka u dhaxeeya dalalka Ukraine iyo Poland, ayaa waxaa ku xayiran Soomaali aad u tiro badan, iyadoo sidoo kale ay ku xayiran yihiin dad kaloo fara badan. Axmed Cabdullaahi, oo aan kula xiriirney Khadka taleefanka, isagoo markaa kusugnaa xadka Ukraine, ayaa sheegay iney soo lugeeyeen 40km. Wuxuu intaa ku darey Axmed inaaney sahlaneyn isaga talaabista […]

- Advertisement -

Xadka u dhaxeeya dalalka Ukraine iyo Poland, ayaa waxaa ku xayiran Soomaali aad u tiro badan, iyadoo sidoo kale ay ku xayiran yihiin dad kaloo fara badan.

Axmed Cabdullaahi, oo aan kula xiriirney Khadka taleefanka, isagoo markaa kusugnaa xadka Ukraine, ayaa sheegay iney soo lugeeyeen 40km.

- Advertisement -

Wuxuu intaa ku darey Axmed inaaney sahlaneyn isaga talaabista xuduudaha Ukraine iyo Poland, isagoo xusay in ajnabiga iyo muwaadiniinta dalka Ukraine lakala soocayo.

Axmed wuxuu carabka ku dhuftey iney tiradoodu gaareyso Soomaali ahaan iyo 150 qof, iyagoo isugu jira rag iyo dumar.

Waxay isugu jiraan Soomalida ku sugan Ukraine ardey waxbaranaysay, iyo kuwo qaxooti ahaa.

- Advertisement -

Ma jiraan wax qoysas Soomaali ah oo dalkaasi kusugan. Dad aad u tiro badan ayaa taagan xuduuda u dhaxeysa dalalka Ukraine iyo Poland.

Latest stories