HomeWararSomaliland oo Deeq Dadka Abaaraysan loogu gurmanayo ku wareejiyey maamulka gobolka Togdheer

Somaliland oo Deeq Dadka Abaaraysan loogu gurmanayo ku wareejiyey maamulka gobolka Togdheer

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida  Gurmadka abaaraha heer qaran, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici) iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogo gobollada bariga Somaliland,  ayaa maamulka gobolka Togdheer ku wareejiyey deeq dhan 536 Lowr oo  biyo ah, taas oo loogu talo galay dadka abaaruhu saameeyeen eek u dhaqan gobolka Togheer. Madaxweyne-ku-xigeenka, oo shir ballaadhan la […]

- Advertisement -

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida  Gurmadka abaaraha heer qaran, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici) iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogo gobollada bariga Somaliland,  ayaa maamulka gobolka Togdheer ku wareejiyey deeq dhan 536 Lowr oo  biyo ah, taas oo loogu talo galay dadka abaaruhu saameeyeen eek u dhaqan gobolka Togheer.

Madaxweyne-ku-xigeenka, oo shir ballaadhan la qaatay guddida gurmadka abaaraha ee gobolka Togdheer, ayaa warbixin la xiriirta heerka abaarta iyo tallaabooyinka xukuumaddu qaadday ka dhegaystay maamulka gobolka, waxana uu isla goobtaas ku wareejiyey deeq xukuumaddu ugu talo gashay inay kaga qaybqaadato gurmadka abaarta, taas oo gobolka Togdheer qaybtiisa maanta isla madashaas loogu wareejiyey.

- Advertisement -

Abaaro ba’an ayaa ku dhiftay degaanno ka tirsan Somaliland, waxaana meelaha qaar lasoo sheegayaa harraad iyo gaajo aad u daran, oo soo foodsaray dadka reer guuraaga ah, waxaana socda gurmad ka imaanaya Xukuumadda iyo hay’adaha gargaarka.

Latest stories