HomeCaalamkaVladmir Putin oo amray in heegan la galiyo Ciidamada Nuclear-ka Ruushka

Vladmir Putin oo amray in heegan la galiyo Ciidamada Nuclear-ka Ruushka

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Iyadoo colaadda u dhaxaysa Ruushka iyo Ukraine ay tahay mid marba marka ka dambeysa Cirka isku sii shareeraysa ayaa waxaa soo baxaya warar hor leh, oo sii xumaynaya dhammaan rajooyinkii laga qabay in xaaladdu degto oo dagaalku joogsado.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa tilmaamaya in madaxweynaha Ruushka Vladmir Putin uu amray in heegan la galiyo Ciidanka gaark ah ee Ruushka u qaabilsan Nuclear-ka.

- Advertisement -

Arrinta ayaa u muuqata mid rajo beel iyo quus galinaysa dadaaladii la waday, ee ku aaddanaa in labada dhinac ay wada hadal galaan, inkastoo ay u muuqato in saaxiibada labada dhinac ay isku fiirsanayaan dagaalka u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine.

 

 

Latest stories