HomeWararKoonfur Galbeed oo shaacisay Doorashada qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka

Koonfur Galbeed oo shaacisay Doorashada qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee SEIT ayaa shaaciyay qaar kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ahna Caasimadda KMG ah ee Maamulkaas. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayaa waxaa lagu sheegay inay qabanayaan doorashada afar kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. […]

- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee SEIT ayaa shaaciyay qaar kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ahna Caasimadda KMG ah ee Maamulkaas.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayaa waxaa lagu sheegay inay qabanayaan doorashada afar kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa maalmaha soo socda shaacin doona Jadwalka doorashada afarta kursi ay soo saareen, waxaana sidoo kale Guddiga laga sugayaa soo bandhigista Liiska Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada wax dooraneysa.

Koonfur Galbeed ayaa dhawaan soo gaba-gabeeysay deegaan doorashada labaad ee Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoona noqday maamulkii ugu horreeyay ee soo dhameeya deegaan doorashada labaad..

Latest stories