HomeWararGuddoomiyaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Waxaa Maanta Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho booqasho ku yimid Guddoomiyaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika Bankole Adeoye, isagoo lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika Bankole Adeoye. Kulanka ayaa […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho booqasho ku yimid Guddoomiyaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika Bankole Adeoye, isagoo lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika Bankole Adeoye.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee ammaanka dalka iyo qorshaha ay Ciidanka dowladda Federaalka ay ammaanka dalka uga wareegayaan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Booqashada Guddoomiyaha Nabadda iyo Amiga ee Midowga Afrika ayaa ku soo aaday, iyadoo todobaadyo kaddib uu xilka ka dhammaanayo howlgalka Ciidamada AMISOM, loona diyaar garoobayo in 15 sano kaddib howlgalkii AMISOM loo bedelayo ATMIS.

Latest stories