HomeCaalamkaCiidamada Ruushka oo weli Duqeymo xoogan ku wada Caasimadda Ukraine ee Kyiv

Ciidamada Ruushka oo weli Duqeymo xoogan ku wada Caasimadda Ukraine ee Kyiv

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Maalintii afraad ayuu galay duullaanka uu Ruushka ku qaaday dalka deriska la ah ee Ukraine, iyada oo shacabka ku nool caasimadda Kyiv ay xalay mar kale intooda badani ku hoydeen guryaha shubka ah iyo godadka tareennada ee mara dhulka hoostiisa, si ay uga gabbadaan madaafiicda culus ee Ruushka.

Sidi habeennadi Jimcihi iyo Sabtidi, xalay ma jirin duqeymo laga soo wariyay magaalada caasimadda ah, marka laga reebo gantaal lagu dhiftay kaalin shidaal oo ku taalla meel 40 km dhanka koofureed kaga beegan Kyiv.

- Advertisement -

Duqa magaalada Kyiv ayaa Sabtidii ku dhawaaqay bandow xalay magaalada ka dhaqan-galay, kaas oo socon doona ilaa subaxda Isniinta berrito ah. Duqa magaaladu wuxuu sheegay in ciddi lagu arko waddooyinka Kyiv loo tixgelin doono ciidamada Ruushka.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay, in ay xaqiijisay dhimashada 64 qof oo rayid ah iyo dhaawaca 240 kale, ilaa iyo hadda.

Latest stories