HomeWararRW Rooble oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Nabadda iyo Amiga ee Midowga...

RW Rooble oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Nabadda iyo Amiga ee Midowga Afrika

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ra’iisul  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku jooga dalka. Kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiye Bankole Adeoye ayaa waxaa looga wada hadlay inta socday kaalinta Midowga Afrika ee nabadeynta Soomaaliya iyo doorka AMISOM ee […]

- Advertisement -

Ra’iisul  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku jooga dalka.

Kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiye Bankole Adeoye ayaa waxaa looga wada hadlay inta socday kaalinta Midowga Afrika ee nabadeynta Soomaaliya iyo doorka AMISOM ee sugidda amniga doorashooyinka dalka.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye ayaa Ra’iisul Wasaare Rooble uga mahadceliyay soo dhaweynta uu ugu sameeyay Xafiiskiisa.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Midogw Afrika ee AMISOM, Wasiiro iyo xubno kale oo kamid ah Xafiiska Ra’iisul  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta.

Booqashada Guddoomiyaha Nabadda iyo Amiga ee Midowga Afrika ayaa ku soo aaday, iyadoo todobaadyo kaddib uu xilka ka dhammaanayo howlgalka Ciidamada AMISOM, loona diyaar garoobayo in 15 sano kaddib howlgalkii AMISOM loo bedelayo ATMIS.

Latest stories