HomeWararMadaxweynaha Maamulka Galmudug oo saxiixay Hindise sharciyeedyo dhowr ah

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo saxiixay Hindise sharciyeedyo dhowr ah

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa maanta saxiixay hindise sharciyeedyo ay meel mariyeen Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Galmudug. Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa Hindise sharciyeedyada uu saxiixay waxa ay gaarayaan ilaa 10 sharci, wuxuuna Madaxweynaha sheegay inay fursad weyn u tahay arrintaan, kuwaasi oo hore ay u meel mariyeen Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada […]

- Advertisement -

Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa maanta saxiixay hindise sharciyeedyo ay meel mariyeen Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Galmudug.

Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa Hindise sharciyeedyada uu saxiixay waxa ay gaarayaan ilaa 10 sharci, wuxuuna Madaxweynaha sheegay inay fursad weyn u tahay arrintaan, kuwaasi oo hore ay u meel mariyeen Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada Maamulka.

- Advertisement -

Wuxuu Madaxweynaha Galmudug boggaadiyey cid kasta oo ka qeyb qaadatay meel marinta sharciyadaan, isagoona tilmaamay in sharciyadaan ay noqon doonaan kuwo lagu kala baxo, isla markaana lagu xisaabato.

Sharciyada uu Madaxwayaha sixiixay ayaa waxaa ay kala yihiin

1- Sharciga Kalluumaysiga

- Advertisement -

2- Sharciga Nidaaminta Magaalooyinka

3- Sharciga Ujrooyinka Kalluumaysiga

4- Sharciga Shirkadaha

5- Sharciga Nootaayada

6- Sharciga Degmaynta Xeraale

7- Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah

8- Sharciga Shaqaalaha Guud

9- Sharciga Biyaha

10- Sharciga Golaha Adeegga Garsoorka.

Latest stories