HomeWararNin lagu tuhunsan yahay Dilkii Mareykanka loogu geystay Imaam Maxamed oo la...

Nin lagu tuhunsan yahay Dilkii Mareykanka loogu geystay Imaam Maxamed oo la qabtay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu qabtay, xabsina loo taxaabay nin la sheegay in uu yahay qofkii dilka toogashadda u geystay Imaam Sheekh Dr. Maxamed Xasan Aadan. Nin oo magaciisa lagu sheegay John W. Wooden Jr. ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta dilka uu u geystay Imam Dr. Maxamed […]

- Advertisement -

Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu qabtay, xabsina loo taxaabay nin la sheegay in uu yahay qofkii dilka toogashadda u geystay Imaam Sheekh Dr. Maxamed Xasan Aadan.

Nin oo magaciisa lagu sheegay John W. Wooden Jr. ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta dilka uu u geystay Imam Dr. Maxamed Xasan Aadan.

- Advertisement -

Sidda warqada dacwada lagu soo oogay ku qoran, ninkan Sheekha dilay waa qof danbiyo hore soo galay oo xabsi ka soo baxay bishi March 2021, isaga oo xabsi soo dhammaystay.

Sheekh Maxamed oo la waayey bisha December 23, 2021 markii uu todobadii habeenimo uu ka tagay Masaajidka uu Imamka iyo Sheekha ka ahaa ayaa maydkiisa oo baabuur ku jira ay heleen dad Soomali ah oo kamid ah dadkii ka qayb qaatay gurmadka baadi goobka Sheekha lagu raadinayey.

Latest stories