HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminaayay oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ugu maqnaa dalka Jabuuti ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo, ayaa waxaa Garoonka Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey xubno kamid ah Golaha wasiirrada, taliyeyaasha Ciidamada kala duwan, Guddoomiyaha […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminaayay oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ugu maqnaa dalka Jabuuti ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo, ayaa waxaa Garoonka Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey xubno kamid ah Golaha wasiirrada, taliyeyaasha Ciidamada kala duwan, Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex iyo xubno kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland ayaa intii uu joogay dalka Jabuuti waxaa uu kulamo kala duwan la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dalkaas oo ugu horreeyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoona ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dhinac.

Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale ka arrinsaday fududaynta isu-socodka iyo ganacsiga ka dhexeeya labada shacab ee Somaliland iyo Jabuuti.

 

Latest stories