HomeWararDoorashada kuraastii ugu dambeysay ee taalla Dhuusamareeb oo lasoo gaba-gabeeyay

Doorashada kuraastii ugu dambeysay ee taalla Dhuusamareeb oo lasoo gaba-gabeeyay

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Doorashada kuraastii ugu dambeysay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee taalla Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta oo jimco ah ka dhacday Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#012 ayaa waxaa kusoo baxay Yuusuf Xayle Jimcaale oo afartii sanno ee lasoo dhaafay kursigaas ku fadhiyey, isla markaana waxaa uu helay 93 Cod, kadib markii loo […]

- Advertisement -

Doorashada kuraastii ugu dambeysay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee taalla Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta oo jimco ah ka dhacday Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#012 ayaa waxaa kusoo baxay Yuusuf Xayle Jimcaale oo afartii sanno ee lasoo dhaafay kursigaas ku fadhiyey, isla markaana waxaa uu helay 93 Cod, kadib markii loo tanaasulay.

- Advertisement -

Faa’iso Maxamed Jayte ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay HOP#048 ee Golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, waxaana ay heshay 96 Cod, iyadoo loogu coddeeyay qaab gacan taag.

Sidoo kale Cabdisaabir Nuur Shuuriye ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#071 ee Golaha Shacabka BJFS, wuxuuna helay 80 Cod, isagoo loogu coddeeyay gacan, kadib markii uu tanaasulay Musharaxii la tartami lahaa.

Doorashada kursiga ugu dambeeyay ee tirsigiisu yahay HOP#137 ayaa waxaa kusoo baxay Cabdirisaaq Aadan Warsame (Xusul), isla markaana waxaa loogu coddeeyay qaab gacan taag ah, isagoo helay  92 Cod.

Latest stories